Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre iyo Jabhaddii SNM: Sababihii Dagaalka iyo Saamayntii uu ku yeeshay Jamhuuriyaddii Soomaalida
Book information
Description
Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa. Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u dhacay, dhimashadii, dhaawicii iyo qaab-dagaalkii guud ahaaneed. laakiin waxa uu diiradda saarayaa sababtii keentay dagaalka iyo saamayntii uu dad iyo dalba ku yeeshay.
Similar books
Rusofobia: Ensayo sobre prejuicios y propaganda
2023 · EPUB
中國歷史人物的讀心術
2016 · EPUB
三国十八扯 (Gossip of the Three Kingdoms)
2007 · EPUB
Fire Canoes: Steamboats on Great Canadian Rivers
2012 · EPUB
Code Name Habbakuk: A Secret Ship Made of Ice
2012 · EPUB
Scoundrels And Saloons: Whisky Wars of the Pacific Northwest 1840-1917
2012 · EPUB
大秦王朝3
2009 · EPUB
大秦王朝4
2009 · EPUB