SOMALI

Bisaddii Anbatay

Book information

Publisher
Books on Demand
Year
2014
ISBN
9789175698823
Language
somali
Format
EPUB
Filesize
3 MB (3148884 bytes)
Pages
\0
Time added
2022-09-29 14:05:41

Description

Boken handlar om en liten katt. Lilla katten bodde hos sina föräldrar. En dag gick hon ensam ute och kunde inte hitta hem. Buuggan la magacbaxay "BISADDII ANBATAY" waa buug carruureed loogu talo galay carruurta ay da'doodu aadka u yartahay. Waxa uu ku saabsan yahay bisad yar oo la noolayd aabbaheed iyo hooyadeed. Waxa ay aad u jeclayd kalluunka. Waxa ay in badan ku fikiri jirtey in ay keligeed baxdo oo ugaadhsi tagto, gaar ahaan sidii ay kalluun u soo qabsan lahayd. Waalidkeed waxa ay mar kasta u sheegi jireen in aanay keligeed bixin. Maalin maalmaha ka mid ah, ayey baxday. Dhibaatadii ay la soo kulantay ayuu buuggu ku saabsanyahay.

Similar books